Siyaasi ku xanuunsaday biyaha webi wasaqoobay oo uu Shacabkiisa rabay inay ka cabaan!

Siyaasi ku nool oo – si uu bulshadiisa ugu muujiyo in webi deegaankiisa mara aanu fadaro ‘wasaq’ ahayn – kaas oo koob biyo kasoo darsaday kadibna cabay ayaa loola cararay isbitaalka maalmo un kaddib markii uu tallaabtaas ku kacay. Ilo wareed lagu kalsoonaan karo oo la xiriiray isbitaalka ayaa sheegay in siyaasiga uu kasoo cawday … Continue reading Siyaasi ku xanuunsaday biyaha webi wasaqoobay oo uu Shacabkiisa rabay inay ka cabaan!